AAN DHISNO OON DHISANNO XEEBTA (THE BEACH)  

English | Español | Soomaali


Goorma:  Khamiis, Juun 10, 2021 6-da galabtii  @ 6da galabtii 
Xaggee: Muuqaal  

Bulshada Rainier Beach waxey hoggaamineysay u heysay dagaal loo galay cusbooneysiinta dugsiga sare ee 
Rainier Beach High School laga soo bilaabo 2012 iyadoo qaar bandanna gacan ka geysteen naqshadda iskuulka cusub sannadkii ina dhaafay oo dhan. Dhisidda waxa imika la qorsheeyey iney bilaabato Sammar 2022.

Fadlan nagala soo qeyb gal kulan war kala qaadasho muuqaal ah si aad wax uga ogaato Ka Mid Noqoshada Ganacsiyada ay Leeyihiin Dumarka iyo Dadka Laga Badan Yahay.  

* indicates required